Nyheter och fördjupning – från Sverige och världen. Ansvarig utgivare: Klas Wolf-Watz
Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
MP3•Trang chủ episode
Manage episode 348993858 series 2141888
Thông tin tác giả Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen and Sveriges Radio được phát hiện bởi Player FM và cộng đồng của chúng tôi - bản quyền thuộc sở hữu của nhà sản xuất (publisher), không thuộc về Player FM, và audio được phát trực tiếp từ máy chủ của họ. Bạn chỉ cần nhấn nút Theo dõi (Subscribe) để nhận thông tin cập nhật từ Player FM, hoặc dán URL feed vào các ứng dụng podcast khác.
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Hogaamiyaha xisbiga Ceneterka Annie Lööf oo reer Värnamo ah, ayaa sheegtay in ay nafistay ka dib xukunkii maxkamadda ee Teodor Engström.Machadka xaalada dhaqaalaha oo magaciisa loo soo gaabiyo (KI), ayaa ogaaday in ayan shirkadaha Iswiidhan sare u qaadin sicirka in ka badan qiimaha uu joogo. Dadka ka shaqeeya maktabadaha buugagta ee caamka ah iyo madxafyada ayaa la kulmo handadaad iyo nacayb marba marka ka dambaysa soo badanaya, oo uga imaanaya bulshada iyo weliba siyaasiyiin ku cadaadinaya waxa ay rabaan.

1337 tập