Wararka Maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

4:26
 
Chia sẻ
 

Manage episode 342597153 series 2141888
Thông tin tác giả Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen and Sveriges Radio được phát hiện bởi Player FM và cộng đồng của chúng tôi - bản quyền thuộc sở hữu của nhà sản xuất (publisher), không thuộc về Player FM, và audio được phát trực tiếp từ máy chủ của họ. Bạn chỉ cần nhấn nút Theo dõi (Subscribe) để nhận thông tin cập nhật từ Player FM, hoặc dán URL feed vào các ứng dụng podcast khác.
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Degmada Karlskoga ayaa noqotay mid ka mid ah degmooyinkii dalka ugu horreeyey ee ku casunta shaqaalaheeda mushaarkooda 100-kiiba boqol marka uu waalidku galo fasaxa ilmaha.Abaalmarinta Rights Livelihood ayaa sannadka waxaa ku guuleeystay (hantiyay) dad ka soo jeeda waddammada Soomaliiya, Yukrayn, Fenesuweela iyo YugaandhaGuusha kooxda hablaha iswiidhishka FC Rosengård ee kubbadda cagta oo qeyb ka ah horyaalka Champions League ayaa haatan diyaar u ah heerka group-yada ka dib markii ay 3-1 ku adkaadeen ciyaartii ugu danbeysay ee isreebreebka oo ay gurigooda kula ciyaareen kooxda Norway Brann fiidnimadii arbacadii shalay (celcelis ahaan 4-2 gool)

1256 tập