Chuyển sang chế độ ngoại tuyến với ứng dụng Player FM !
Wararka maanta ee Raadiyaha Sweden
Manage episode 358239534 series 2141888
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Degmada Stockholm waa in ay hagaajiso qaabka ay ku caawini lahayd sidii ey dhallinyaradu uga bixi lahaayeen ka faqooqnaanta bulshada.
Sannadkii hore ayuu hoos u dhacay tiradii hubka ee uu dalka Sweden dibadda u iib geeyn jirey.
Ciidanka ammaanku waa uu ku khaldanaa inuu joojiyo bannaanbixii uu siyaasiga daanishka-iswiidhishka xagjirka ah ee Rasmus Paludan sannadkii hore ku doonayay inuu kitaabka qur'aanka ku gubo degmada Norköpping, sida ay go'aan ku gaartay maxkamadda sare ee maamulku.
575 tập

Tất cả các tập
×Chào mừng bạn đến với Player FM!
Player FM đang quét trang web để tìm các podcast chất lượng cao cho bạn thưởng thức ngay bây giờ. Đây là ứng dụng podcast tốt nhất và hoạt động trên Android, iPhone và web. Đăng ký để đồng bộ các theo dõi trên tất cả thiết bị.