Chuyển sang chế độ ngoại tuyến với ứng dụng Player FM !
Wararka maanta ee Radiyaha Iswiidhen
Manage episode 338335885 series 3017715
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Ururka Transparency International Iswiidhen la dagaalanka musuqmaasuqa ayaa dalbanaya in dib u eegis lagu sameeyo sharciga warbixinta lacagaha xisbiyada loogu deeqo. Maxkamadda degmada ee Attunda ayaa laba nin ku xukuntay maanta dacwad la xiriirtay iney rabeen 168 malyan oo koron iney dalka dibadda uga saaraan, nimankan ayaa iska dheereeyey iney wax dembi ah galeen, laguna qabtay garoonka dayuurradah ee Arlanda. Hayadda saadaalinta hawada oo ka digeeysa roobab xooggan iyo dabeylo.
500 tập

Tất cả các tập
×Chào mừng bạn đến với Player FM!
Player FM đang quét trang web để tìm các podcast chất lượng cao cho bạn thưởng thức ngay bây giờ. Đây là ứng dụng podcast tốt nhất và hoạt động trên Android, iPhone và web. Đăng ký để đồng bộ các theo dõi trên tất cả thiết bị.