Radio Sweden Somali Raadiyaha Iswiidhen công khai
[search 0]
Thêm

Download the App!

show episodes
 
Loading …
show series
 
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Ka dib hadal hayntii qiimaha cuntada oo cirka isku shareeray ayey shabakadaha shirkadaha qaarkood ey ku dhawaaqeen iney hoos u dhigeyaan qiimaha cunnada daruuriga ah.Gubistii uu xagjirka Rasmus Paludan bishii janaayo ku gubay Quraanka safaaradda Turkiga horteeda, ma ay ahayn nacayb shacab lala beegsanayo, sida uu…
 
Dadka oo aad u iibasada cunno ka badan inta ay adeegtaan bilaha caadiga ah ee aan la soomaneyn. Bileyska oo 84 milyan oo karoonku kharashgareeyay ilaalintii ammaanka Rasmus Paludan,siyaasigii xagjirka iswiidhishka daanishka iyo ficilada uu ka geysanayay Sweden iyo Bileyska oo ku biiray raadinta iyo baafinta shimbi-ka nooca papegoja xiddigna ka ah I…
 
Sara Skyttedal oo ay tahay in ay dib u soo ceshato kalsoonida xisbiga KD haddii ay dooneyso inay mar kale xisbiga ku metasho baarlamanka midowga Yurub. Dhallinyaro laga oggolaaday dacwad ka dhan ah dowladda Sweden iyo dhaqaalaha aan xasilnayn ee lamaanayaasha oo door ku leh wada jooga guurka.Bởi Sveriges Radio
 
Hooyo ku yaboohday 40 litir oo caanaha naaskeeda ah kuna heshay 250 karoon litirkiiba. Xasaasiyada faxalka dhirta oo sannadkan aad u sarreeya iyo Ururka jaamiciyiinta Soomaalida Stockholm oo qabtay kulan lagu caawinayay dhallaanka dhigta dugsiyada sare, sidey ku dooran lahaayeen waxbarashada jaamicadaha kala duwan.…
 
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Degmada Stockholm waa in ay hagaajiso qaabka ay ku caawini lahayd sidii ey dhallinyaradu uga bixi lahaayeen ka faqooqnaanta bulshada. Sannadkii hore ayuu hoos u dhacay tiradii hubka ee uu dalka Sweden dibadda u iib geeyn jirey. Ciidanka ammaanku waa uu ku khaldanaa inuu joojiyo bannaanbixii uu siyaasiga daanishka…
 
Ciyaaryahanka Zlatan Ibrahimovic oo 41 jir ah ayaa ka mid noqonaya xulka qaran ee tartanka isreereebka koobka Yurub. Hayadda hoggaanka bulshada Socialstyrelsen ayaa soo bandhigtay shaashad aqooneed loogu talo galey sidii looga hortegi lahaa falalka qudha la isaga jaro. 11-kii maarso ayaa ku aadanayd saddexsanoguuradii markii uu qofkii ugu horreeyay…
 
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Hoos u dhaca dhaqaale illaa iyo hadda ma uu horseedin in shaqo la'aantu badato, sida ku cad tirakoobka cusub ee xafiiska shaqada bishii feberaayo.Nin soddon jir ah oo u dhashay dalka Talyaaniga ayaa wuxuu qoraayo badan ka xaday oraalladii buugagtooda oo aan weli daabicin.Abdullahi Cadaani ayaa noqday guddoomiyaha…
 
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Heeskii koowaad oo la saadaalinayey - Tattoo oo ay qaaddo fannaanadda Loreen ayaa ku guulaystay tartankii heesaha Iswiidhen ee Melodifestivalen.Tiro ka yar intii la filayey dadka reer Yukreeyn ee ka soo qaxay dagaalka una soo qaxay dalka Iswiidhen ayaa codsaday in loo kordhiyo wakhtiga sharciga degenaashaha.Sheek…
 
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Galinkii hore maanta oo jimce ah oo bartamaha magaalada Örebro lagu weeraray gabar dhalinyaro ah. Xukuumadda Sweden iyo xisbiga Sverigedemokraterna ayaa raba in la sahlo in waalidka deggen guryaha kirada laga saari karo haddii ilmo uu dhalay dambi ku galo guriga dhexdiisa.Waxaan iswiidhen soo galay bishii agoosto…
 
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Labo wiil oo walaalo ah ayaa lagu eedeeyay in ay hooyadood ku dileen magaalada Göteborg.Gabar 10 jir ah oo dhaawacyo halis ahi ka soo gaareen tooreey lagu weeraray iyada haweeney qaraabadeed ah magaalada Göteborg.Daarasad ay sammeysay jaamacadda Göteborg maantana la soo daabacay ayaa lagu sheegay in dadka u dhash…
 
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Xukuumadda Sweden iyo xisbiga ay wada shaqaynta leeyihiin ee Sverigedemokraterna ayaa aad u doonaya dad badan oo ajaanib ahi in ay waddammadoodi dib ugu noqdaan.Wixii ka dambeeyey kalaguurkii qarnigii ina dhaafay iyo midkan aannu iminka ku jirno ayey laba jibaarmeen tirada lammaaneyaasha waayeelka wada nool ama i…
 
Iftinka midabk wata ee ah daahirada caanka ka ah waqooyiga fog ee Yurub, ayaa xalay si muuqata looga arkay inta badan dalka Sweden. Talaadada maanta oo bishuna tahay 28-ka feeberaayo ayaa ku beegan 37 guuradii ka soo wareegtay markii wakhti fiid ah, waddada lagu dilay madaxii xukuumadda ee waagaasi Olof Palme. Iibsiga buugagta dalka ayaa hoos u dha…
 
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Kulan cusub ayaa dhex mari doona Turkiga, Sweden iyo Finland. Kulankaa oo ku saabsan geeddi socodka ku biiridda Sweden iyo Finland ee Gaashaabuurta Nato.Weli boqolaal qof ayaa u dhimanaya caabuqa covid 19. Sannadkaan oo kaliya waxaa la geeriyoday fayruskaan qiyaastii shan boqol oo qof. Nidaamka waxbarashada fasal…
 
Loading …

Hướng dẫn sử dụng nhanh