Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Ansvarig utgivare: Klas Wolf-Watz
…
continue reading
Qoys reer Göteborg ah oo lagu helay dambiyo daroogo oo halis ah. Nin lagu tuhunsanyahay in uu dembi ku galay degmeda Botkyrka oo Ciraaq lagu xiray. Nin 24 jir ah oo loo xukumay dil ka dhacay Eskilstuna ayaa lagu xiray Turkiga.Bởi Sveriges Radio
…
continue reading
Toogashadii shalay ee Eslöv oo lala xiririrnayo kooxo burcad. Booliska dalka Australia ayaa gacanta ku dhigay wiil 15 jir oo Iswiiidhish ah. Xilliga xagaaga oo soo gaaray dalka Iswiidhen.Bởi Sveriges Radio
…
continue reading
Degmo kale oo joojisay taageerada muusiko Yasin oo ka qeyb galayo. Qofna looma xukumin ka ganacsiga dadka. Gaadiidka ku socda xawaaraha ugu badan.Bởi Sveriges Radio
…
continue reading
Nin loo xukumay haweeney oo Märsta ku dilay. Bishii Maarso, ayaa qiimaha cunnada kordhay gaarayna 5.4 boqolkiiba. Tirada carruurta dhalatay sanadkii hore ayaa ahayd tiradii ugu hooseysay ee abid la cabbiro.Bởi Sveriges Radio
…
continue reading
Labo qarax oo xalay ka kala dhacay Stockholm iyo Helsingborg. Sannadkaa oo celinta lacagaha canshuurahaa oo aad u badan. Bishii Maarso ee sanadkan oo ahayd bishii labaad ee ugu kululeeyd ee laga diiwaan galiyay caalamka.Bởi Sveriges Radio
…
continue reading
Xukuumadda ayaa doonaysaa in ay dardargeliso casriyaynta difaaca milatariga. Xukuumadda ayaa 200 milyan ku maalgelinaysaa wax ka beddelka miisaaniyada gu'ga meelo badan oo ka mid ah guryaha SiS. Buugga Pippi Långstrump oo la tarjumay luuqadii 80-aad.Bởi Sveriges Radio
…
continue reading
8 sanno oo ay ka soo wareegatay weerarkii ka dhacay bartamaha magaalada Stockholm. Booliska ayaa soo gaba gabeeyay howlgalkii ay ka wadeen iskuul ku yaalla Hagfors. Soo jeedin cusub oo carruur iyo dhallinyaro badan ku muteysan karaan in daryeel.Bởi Sveriges Radio
…
continue reading
Rickard Andersson oo ku sugnaa iskuulka Risbergska weerarka ka hor. Cashuurta kastamka cusub ee Trump oo saameynaysa shirkado badan. Labo nin oo dhallinyaro ah oo loo xukumay weerar bam-gacmeed oo lagu qaaday maqaayad ku taal Malmö jiilaalkii hore.Bởi Sveriges Radio
…
continue reading
Dalka Kolombiya oo iibsanaya diyaarada dagaalka ee loo yaqaan Jas 39 Gripen. Shirkadda Volvo Cars ayaa ku qasbanaan doonta in ay gawaari ku sameeyso dalka Maraykanka. Tirada toogashooyinka ee ka dhaca dalka ayaa hoos u dhacay sannadkan.Bởi Sveriges Radio
…
continue reading
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Xukuumadda Iswiidhen ayaa 500 milyan oo karoon ku maalgelinaysaa daryeelka gaarka ah ee maskaxda. Wiil da'diisu ka hooseeyso 15 sanno oo loo xiray isku day dil. Haweenka dhallinyarada ah ee shaqeeya oo 54% oo aan runsaneyn in ay shaqayn karaan ilaa da'da hawlgabka.…
…
continue reading
Maanta iyo wararka radio Sweden Degmada Västerås, oo aan dooneyn inay joojiso adeegsiga qalabka dijitaalka ah ee dugsiga xannaanada. Eedeysan 20 jir ah Iswiidhish oo a dacwad loogu soo oogay magaalada Kobenhagen. Greta Thunberg oo maanta booliisku ka xeeysteen ka dib markii ay ka qaybgashay dibad bax ka dhan ah shirbangiga SEB bank.…
…
continue reading
Xisbiyada Tidö oo doonaya inay mamnuucaan guurka ilma adeerka/abti. Nin 26 jir ah oo qirtay in uu in dilay haweenay 60 jir aheyd oo ka shaqeeneysay dukaan cuntada iibiya. Kooxaha Xeegada ee Bandhiga ee wiilasha iyo gabdhaha oo guullo soo hoyey.Bởi Sveriges Radio
…
continue reading
Waxaa xalay dab ka kacay masaajidka Dalaberg ee Uddevalla. Wasaaradda Arrimaha Dibadda , ayaa dadka ku sugan dhul gariirka Koonfur Bari Aasiya ku boorinaysa in eey dadkooda la xariiran. Nin 18 jir ah ayaa lagu soo oogay eedeymo isku day dil ah.Bởi Sveriges Radio
…
continue reading
Nin ku nool Örebro,ayaa helay ogolaansho inuu ku sii nagaado Iswiidhan. Dadka ku kaca xadgudubyada waaweyn ee gaadiidka oo mustaqbalka weyn kara shatiga Yurub oo dhan. Suqiyadda alaabta la isticmaalay ayaa hoos u dhacay.Bởi Sveriges Radio
…
continue reading
Tirada hawlgallada xag-jirnimada midigta ee Iswiidhan ayaa si yar u kordhay. Laga soo bilaabo 15-ka Abriil, waxaa jiri doona mamnuucid waraabin ah dhanka Gotland. Qof Iswiidhish ayaa shalay fiidkii ku guuleystay 1,25 bilyan oo kronor.Bởi Sveriges Radio
…
continue reading
Qof looga daweeynayay dhaawac rasaas ah isbitaalka jaamacadda ee Örebro. Dadka deggan Karlskoga waxaa lagula talinayaa in ay karkariyaan biyaha tuubada. Mucjiso iftiin ah oo gariirad buluugga u eg ayaa xalay iftiimisay qaybo ka mid ah dalka.Bởi Sveriges Radio
…
continue reading
Bartamaha Jönköping oo daadad harqiyeen. Kiis loogu magac daray maxkamad u qabasho ayaa lagu soo oogay wiil da' yar.. Magaalada Malmö ayaa xalay rasaas lagu furay guri dabaq ah.Bởi Sveriges Radio
…
continue reading
Ma jiro qof lagu tuhmayo inuu ku lug lahaa dilka ninkii gubay Qur'aanka. Macallin ku dhejiyay warqado foolka carruurta. Labo qof ayaa dhimatay kadib shil helikobtar.Bởi Sveriges Radio
…
continue reading
Askar iswiidhish oo ka tirsan ciidammada Nato oo jebiyay xeerka anshaxa. JO: Maxaabiista waa inay timaha xiiran karaan, in loo oogolaado mashiinnadda timaxiirka. Shaqaale uu mashiin ka jaray afar farood.Bởi Sveriges Radio
…
continue reading
Dilkii ka dhacay xaafadda Märsta. Dhaca deytinka amashukaansiga aaladda internetka. Dhowr ashkato oo loo gudbiyey JO.Bởi Sveriges Radio
…
continue reading
Macallin carruurta afka ka sharooteeyey oo shaqada laga eryay. Daawo fayraska RS ka difaaceysaa dhammaan dhallaanka cusub. Warbixinno ku saabsan hanjabaad iyo cunfi loo geystay markhaatiyaal.Bởi Sveriges Radio
…
continue reading
Dawooyinka oo qaali noqonaya. Qiimaha cuntada iskuullada. Matoorada doonyo la xaday.Bởi Sveriges Radio
…
continue reading
Labo nin ayaa xalay ka baxsaday xero qaxooti xiran oo ku taalla Åstorp, Skåne. Qarax xooggan ayaa fiidnimadii khamiistii shalay ka dhacay guri ku yaalla Göteborg. Xilliga hargabka ayaa si gaar ah aad ugu haleelay bukaannada da'da yar.Bởi Sveriges Radio
…
continue reading