Chuyển sang chế độ ngoại tuyến với ứng dụng Player FM !
Wararka Maanta ee Radiyaha Iswiidhen
Manage episode 338243420 series 2141888
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Iswiidhen oo u soo baxday ciyaarta semi-finalka ee tartanka adduunka xeegada barafka ee dhallinyarada. Tiro ka yar oo ilmo ah ayaa ku dhashay Iswiidhen. Halka lixdii bilood ee sannadka ugu horreeyey ey dhasheen dhallaan tiradoodu gaarsiisan tahay 54 560. Laga bilaabo khamiista maanta ayay iswiidhishka dalka dibaddiisa ku dhaqan codadkooda ka dhiiban karaan safaarradaha iyo qunsuliyadaha uu dalkani ku leeyahey dibadda,
575 tập

Semua episode
×Chào mừng bạn đến với Player FM!
Player FM đang quét trang web để tìm các podcast chất lượng cao cho bạn thưởng thức ngay bây giờ. Đây là ứng dụng podcast tốt nhất và hoạt động trên Android, iPhone và web. Đăng ký để đồng bộ các theo dõi trên tất cả thiết bị.