Wararka maanta ee Radiyaha Iswiidhen

3:22
 
Chia sẻ
 

Manage episode 337877670 series 2141888
Thông tin tác giả Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen and Sveriges Radio được phát hiện bởi Player FM và cộng đồng của chúng tôi - bản quyền thuộc sở hữu của nhà sản xuất (publisher), không thuộc về Player FM, và audio được phát trực tiếp từ máy chủ của họ. Bạn chỉ cần nhấn nút Theo dõi (Subscribe) để nhận thông tin cập nhật từ Player FM, hoặc dán URL feed vào các ứng dụng podcast khác.
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Ciidanka booliiska ee magaalada Stockholm ayaa gacanta ku dhigey nin looga shakisanyahay in uu riday rasaas lala beegsaday roondo ciidanka booliska ka tirsan mar ay xalay ku sugnaayeen xaafada Rinkby ee dhacda woqooyi galbeed ee Stockholm. Hoowlihii uu ciidanka ammaanku ku ilaalinayay ololihiisii doorashada ee siyaasiga xagjirka ee daanishka-iswiidhishka Rasmus Paludan iyo rabshadihii goobahaasi ka dhacay ayay ciidanka ammaanka kaga baxday miisaaniyad gaarsiisan 43,5 malyan oo koron iyo warar kale

1257 tập